Latest Article

6/recent/ticker-posts

Chelsea oo xaqiijisay inee wada hadalo kula jiraan xidigoda reer Brazil ee Thiago Silva

 


Chelsea ayaa wadahadalo kula jirta Thiago Silva si ay qandaraaska ugu kordhiso hal xilli ciyaareed oo dheeri ah, kaasoo socon doona ilaa June 2024.

Iyadoo loo tixgalinayo ciyaaryahan sare iyo hogaamiyaha qolka labiska, Chelsea ayaa rajeyneysa inay dhawaan dhameystirto heshiiska

Post a Comment

0 Comments