Bayaan ay Chelsea ka soo saartay Thiago Silva ayaa lagu xaqiijiyay in uu ka dhaawacmay jilibka, qiimeyn dheeri ah lagu sameeyay iyo baaritaan lagu sameeyay ayaa xaqiijiyay dhaawaca jilibka Thiago.
Thiago Silva waxa uu maqnaan doona ku dhawaad 5/6 todobaad, waxa uu isku dayi doonaa in uu soo laabto sida ugu dhakhsaha badan.
0 Comments