Latest Article

6/recent/ticker-posts

Bayaan Kasoo Baxay Qareenka Xidiga Naadiga AC Milan Ee Rafael leao

 


Qoraal gaar ah oo uu soo saaray qareenka xidiga naadiga AC Milan ee Rafael Leao Ted Dimvula ee ku saabsan xaaladda qandaraaska AC Milan, oo hadda dhacaya Juun 2024.

Muddo toddobaadyo ah waxaan aragnay inaay sii kordhayaan wararka been abuurka ah iyo marin-hababinta ah ee ku saabsan Rafael Leao, gaar ahaan saxaafadda Talyaaniga.

Shirkaddan  waxa ay ledahay hal ujeedo oo ah kaliya in ay curyaamiso iswaydaarsiga wanagsan iyo isdhaafsiga xirfadeed ee aan la leenahay maamulka AC Milan ee ku saabsan kordhinta qandaraaska Rafael.


 

Post a Comment

0 Comments