Andrey Santos, oo ka qeyb galaya kulanka Vasco da Gama ee xalay - heshiis amaah ah ayaa la isku afgartay Isniinta waxaana dhawaan la dhameystiri doonaa Chelsea
Andrey ayaa ku laaban doona Chelsea Julaay xilli ciyaareedka 2023/24. Waxa uu tababarka la bilaabi doonaa Vasco dhamaadka todobaadkan.
0 Comments